Abaalmarintan ayaa lagu aqoonsaday 27 qof oo hindisay farsamooyin casri ah oo lagu horumariyo filimada.